Wararka ugu waaweyn
Guddiga NCIC ee Kenya oo dalbaday in uu horyimaado Faarax Macallin
Guddigu wuxuu sheegay in ay baarayaan hadallada lagu eedeeyay Faarax ee la xiriira bannaanbaxyadii Gen Z ee looga soo horjeeday sharciga maaliyadda 2024-ka.
Somaliland oo ka guureysa xeerka ciqaabta ee 33 sano ay soo isticmaaleysay
Xeerka cusub waa mid ka hadlaya dembiyada Internet-ka, kuwa baraha bulshada iyo lacagaha taleefoonka lagu isticmaalo
Faa’idooyinka gafuurka aad leexleexiso marka aad sawirka iska qaadeyso
Waxaa jira qaabab badan oo waxa aad dooneyso lagu muujiyo shucuurta wajiga. Hadii qofka uu farta saaro bushimahiisa waa astaan muujineysa aamusnaan. Sidoo kale waxaa jira astaamo taa la mid ah oo lagu muujiyo waxa aad dooneyso.
Sida ay u sameysmaan iyo sida looga hortago dhagaxyada ku beerma kilyaha
Sida ay u sameysmaan iyo sida looga hortago dhagaxyada ku beerma kilyaha
TOOS, Milatariga Israa'iil oo ku amray dadka Falastiiniyiinta ah in ay ka baxana Qasa
Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah
Maxay tahay warka ay beenisay safaarada Maraykanka ee Soomaaliya eek u saabsan Itoobiya iyo Soomaliya
Waxaa maalmihii ugu danbeeyey baraha bulshada ee Soomaalida si weyn ugu faafay sawir laga qaaday maqaal uu qoray wargayska ‘African Heral’ ee ka mida warbaahinta gudaha dalka Itoobiya.
Qoys ay shan carruura ah oo uu ku jiro mid naaska nuugayey uga dhinteen hoobiye ku dhacay
Abaaro tobbankii barqanimo shalay ayaa hoobiyo ku dhacay gurigooda iyadoo inta badan qoysku ay ku sugan yihiin.
'Waan argagaxay markii daldalaadda la igu xukumay waxaanan dareemay xanuun daran'
Gabar lagu magacaabo Rose Yona Malle ayaa waxay la kulantay imtixaankii ugu waynaa ee nolosheeda markii ay 18 jir ahayd, kadib markii la xiray sanadkii 2012 kii, dhawr sano kadib na lagu xukumay daldalaad.
Faahfaahinta waxa ay ka wada hadlayaan hay'adaha amniga garoomada Mareykanka iyo Soomaaliya ee la xiriira duulimaadyada
Saraakiisha ka socoto Hay’adda Amniga Duulimaadyada Maraykanka ayaa u kuur galaya, isla markaana qiimeyn ku sameynaya amniga garoonka Muqdisho si mustaqbalka loo gaaro in duulimaadyo toos ah oo ka baxa garoonka diyaaraddaha ee Aden Cabdulle uga dagaan garoomada Maraykanka.
‘Xiddig cusub ayaa dhashay’ – Taariikhda qormeysa ee ‘cabqariga’ Lamine Yamal
amada Yurub laga dhaliyaa gool boggaga taariikhda baal aan tirmeyn kaga qorma. Waa la xasuustaa, dib baa loo daawadaa, waana laga sheekeeyaa tobanaanka sanno ee soo socota ilaa laga arko mid lamid ah.
Muxuu yahay sarkaalka reer Uganda ee lagu dilay Soomaaliya ee la dashay nin xil sare ka haya dalkaas
Sarkaal ka tirsan ciidamada Uganda ee ka howlgala Soomaaliya ayaa geeriyooday lix askari oo kalena waa lagu dhaawacay kadib markii kolonyo ciidan oo ay la socdeen ay ku qaraxday miino wadada dhinaceeda lagu aasay.
Sheekada Gabadhii Soomaaliyeed ee nolosheeda ku waysay xadka Kenya iyo Uganda ee maantana la aasay
Waxaa maanta magaalada Nairobi lagu aasay allaha naxariistee Cosob Cali Maxamed oo ka mid ahayd tiro dhalinyaro Soomaali iyo Ajnabi ah oo dhawaan lagu weeraray deegaanka Butere oo ka tirsan Ismaamulka Kakamega ee dalka Kenya.
Maqal iyo Muuqaal
Cod, Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa ciidamo Itoobiyaan ah oo maanta gaaray Matabaan iyo wixii ay la kulmeenMuddada, 6,47
Cod, Dhegeyso: Halkee ayay marayaan dadaallada dhexdhexaadinta beelihii ku dagaallamay Galgaduud?Muddada, 4,25
Cod, Dhegeyso: Dowladda oo ka hadashay 'lacagaha' la sheegay in laga qaadayo dadka la baxaya meydka ehelkooda Iskool BuluusiyaMuddada, 5,38
Dhegeyso: Maxay Puntland ku qoonsatay dowladda federaalka Soomaaliya?
Xul
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.
TOOS, Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Wax ka ogow waxa ay yihiin iyo awoodda ciidanka illaalada kacaanka Iran ee fuliyey weerarka ka caraysiiyey Maraykanka
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Fan iyo Dhaqan
Waxaa lagu eedeeyay sixir, waxaase loo dilay dhul dartii
Caruur la gawracay kadibna la jarjaray iyo sabab yaab leh oo dilkooda ka dambeysay oo la ogaaday
Maxay c*ntada Soomaalidu caan uga dhex noqoneysaa bulshooyinka Ingiriiska?
Kenya oo ay ka socdaan dibadbaxyo looga soo horjeedo hindise-sharciyeedka canshuur kordhinta
Seynis iyo Caafimaad
Garaadka macmalka (AI) oo ka badiyay ardayda sida caadiga u qora imtixaanada iyo curisyada
Sheekada Fakhra Axmed, gabadha 15-ka sano koomo ugu jirtay dayaacad dhanka dhakhaatiirta ah
Waa maxay waxyaabaha qeybta weyn ka qaata in da’da ay jirkeena degdeg uga soo muuqato
Sida dhakhaatiirtani ay qalliimo ugu guuleyteen iyaga oo aan heysan koronto iyo baahida keentay
Diin iyo Taariikh
Nasiiba Aadan Siiro: Gabadha jeedisa muxaadarooyinka diiniga ah ee soo jiita haween ay fannaaniin ka mid yihiin
Gabadhii ugu horreysay ee Afrikaan iyo carab ah ee u duusha hawada sare iyo wixii ay la soo kulantay
Muxuu salka ku hayaa amarka ah in Salaadda Jimcaha la soo gaabiyo dalalka Khaliijka
Dhakhtarkii iyo qoraagii Islaamka ugu caansanaa uguna saamaynta badnaa ee xaafidul Qur’aanka ahaa
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Xildhibaannada UK ee taageersan Somaliland ee dib loo soo doortay iyo kuwa aan dib loo soo dooran
Xogta iyo warbixinnada ku gadaaman booqashada madaxda sare ee SSC-Khaatumo ku joogaan Jabuuti
Maxay yihiin boqolka arday ee la afduubay ee Maraykanku warka ka soo saaray?
Waa kuma Cammaar al-Xakiim ninka uu ra'iisul wasaare Xamse kula kulmay dalka Ciraaq?
Ciyaaraha
Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub ee u dhaxeeya Wasaaradda iyo Xiriirrada Ciyaaraha ee Soomaaliya
Sida Afrika ay saameyn weyn ugu yeelatay Euro 2024
Ninkii burcadka ahaa ee bangiga dhacay iyo xilka sare ee uu ka qabtay dal ay Soomaali badan ku noolyihiin
Feeryahanka Soomaaliga ah ee wacdaraha ka dhigay horyaalka feerka Uganda
Xulka Ingiriiska maxaa ka khaldan
Cabdishakuur Boqole: Goolhayihii geeridiisu gigligashay bahda ciyaaraha Soomaalida iyo xirfado kale oo uu lahaa
Ronaldo: ma la gaadhay xilligii dalkiisu ka maarmi lahaa?
Maxay tahay sababta dumarkan Soomaalida ah looga mamnuucay inay galaan garoomada cayaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Waa maxay taargada iyo leysinka cusub ee dawladda Soomaaliya ay soo bandhigayso
Xaaladda kamidka ah indho xanuunka ee aad u saameysa dadka iyo sida aad uga gudbi karto xilli hore
Dhageyso: Dhakhtar digniin caafimaad oo adag ka soo saaray isticmaalka baraha bulshada
Wax ka ogow diyaaradda dhowrka mar gashay shilka ee mar ay ku dhinteen boqollaalka qof ee baaritaanka ku socdo
Sawirro
Rawda: Gabadha Soomaaliyeed ee hab labbiskeeda adduunka laga hadal hayo
Sawiro: Qaar kamid ah xaafadaha iyo qabuuraha magaalada Gaalkacyo oo isku badalay biyo galeen
Sawiro: Daawo Sawiro muujinaya sida ay duqeyntu u waxyeeleysay dadka iyo Isbitaalka Qasa
Sawiradii laga qaaday dagaaladlkii ugu dambeeyay ee Israa'iil iyo Xamaas
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Xiga Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 12 Luulyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 11 Luulyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 11 Luulyo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Luulyo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Ugu akhris badan
1
Guddiga NCIC ee Kenya oo dalbaday in uu horyimaado Faarax Macallin
2
Somaliland oo ka guureysa xeerka ciqaabta ee 33 sano ay soo isticmaaleysay
3
Madaxweynaha malaayiinta doolar ka sameeyay tahriibayaashii sharci darrada ku galay Maraykanka
4
Sida ay u sameysmaan iyo sida looga hortago dhagaxyada ku beerma kilyaha
5
Faa’idooyinka gafuurka aad leexleexiso marka aad sawirka iska qaadeyso